Weeraro lala beegsaday goob hubka lagu keydiyo oo ku taalla Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa maanta sheegay inay weerareen keyd hub oo ku yaalla magaalada Koonfureed ee Najran ee dalka Sacuudiga. Afhayeen u hadlay isbahaysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ee Xuutiyiinta kula dagaalamaya Yemen ayaa sheegay in weerarkan lagu fuliyey diyaarado aysan cidno wadin oo siday walxo qarxa, isla markanaa lala beegsaday goob ay dadka … Continue reading Weeraro lala beegsaday goob hubka lagu keydiyo oo ku taalla Sacuudiga